View Details
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo wada-hadal yeeshay, weerar laga cabsi qabo in Iran ay ku qaado Israel, wareysi aan la yeelanay lamaanaha Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:18 Kulanka Xasan Sheekh iyo William Ruto ee Nairobi
02:47 Meydadka tahriibayaal oo laga helay xeebaha Italy
03:59 Iran oo laga cabsi qabo inay weerarto Israel
06:39 Midowga Yurub oo ansixiyey sharciga tahriibka
09:56 Nadaafad darrada suuqa kalluunka ee Muqdisho
12:28 Wareysiga Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar