View Details
Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Iran iyo Israel, Mareykanka oo Soomaaliya u tababaray ciidamo cusub oo Danab ah, Madaxweyne Trump oo lagu maxkamadeynayo New York, dad ku dhintay roobab ka da’ay dalalka Khaliijka, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:09 Maxaa ka cusub xiisadda Iran iyo Israel?
03:17 Miinooyin laga helay iskuullada Falastiin
06:27 Ciidanka cusub ee loo tababaray Soomaaliya
07:37 Mareykanka oo tababaray Danab cusub
10:56 Dad ku dhintay roobab ka da’ay Khaliijka
12:53 Maxkamadaynta madaxweyne Trump
16:15 Isbitalka Beledweyne oo dib loo howlgeliyey
20:28 Gobolka Indiana iyo Teknoolojiyadda
25:14 Wiilasha India ee u dagaalamaya Ruushka
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe https://www.youtube.com/@voasomali/?sub_confirmation=1
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: https://www.youtube.com/voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: https://www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: https://www.facebook.com/voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/
🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.