View Details
Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Xiisadda Iran iyo Israel kadib weerarkii Iran, Maxkamadeynta Trump oo maanta ka furmaysa New York, Jabuuti oo Soomaaliya iyo Itoobiya kula biirtay loolanka hoggaanka Midowga Afrika iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:14 Israel oo lagu boorinayo inaysan ka aargudan Iran
03:10 Ciidamada Israel oo digniin u diray dadka Gaza
04:48 Maxkamadeynta Trump oo ka furmaysa New York
09:52 Rwanda oo suuqa ka saartay sharoobo laga shakiyey
12:29 Jabuuti oo ku biirtay loolanka hoggaanka M/Afrika
16:22 App-ka cuntada xalaasha ee Muslimiinta Mareykanka
20:09 Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe https://www.youtube.com/@voasomali/?sub_confirmation=1
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: https://www.youtube.com/voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: https://www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: https://www.facebook.com/voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/
🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.